Muwaadin Soomaali ah oo lagu wareejiyey Guri 28 sano xoog looga heystay (Sawirro)

uqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey guri uu lahaa oo laga haystay muddo 28 sano ah. Guddoomiyaha oo furaha gurigaas ku wareejiyey muwaadinkii lahaa ayaa ka digay cawaaqib xumada Aakhiro iyo adduunba sugaysa dadka sida sharci darrada ah u deggan hantida muwaadiniinta kale ee doonaya … Continue reading Muwaadin Soomaali ah oo lagu wareejiyey Guri 28 sano xoog looga heystay (Sawirro)